Nin ay dowlada Iran ku xukuntay dil oo isagoo xabsi ku jira la siiyey dhalasho dal kale

Sweden ayaa sheegtay iney dhalashada dalkaas iyo Baasaboorka muwaadinimo siisay Ahmadreza Djalali oo dhawaan dowlada Iran ku xukuntay dil toogasho ah. Ahmadreza Djalali oo ku noolaa dalka Sweden ayaa muddo dheer ka shaqeysan jiray dalkaas waxana uu heystay daganaanshaha dalka Hase yeeshee waxa uu safar ku tagay dalka iiraan. Safarkiisa Iiraan ayaa la xiriiray inuu … Continue reading Nin ay dowlada Iran ku xukuntay dil oo isagoo xabsi ku jira la siiyey dhalasho dal kale